Wararkii ugu dambeeyey xaaladaha cudurka COVID-19 ee Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay diiwaan gelisay 45 kiis oo cusub oo ah dad laga helay cudurka COVID-19. Qoraal kasoo baxay wasaaradda caafimaadka ayaa lagu sheegay in dadkaas ay kala joogaan gobolka Banaadir 25, Somaliland 17, Puntland 2, iyo Koonfur Galbeed oo laga xaqiijiyay hal kiis. Wasaaradda caafimaadka waxay … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey xaaladaha cudurka COVID-19 ee Soomaaliya